Weeraro kala duwan oo ka dhacay deegaano ka tirsan Wilaayada Shabeelada hoose ayaa sababay khasaara xoogan oo dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaartay maleeshiyaatka dowladda Ridada federaalka.
Labo qarax oo ka dhacday deegaanka Awdheegle ee Wilaayada Shabeelada hoose ayaa sababay dhimashada Labo askari iyo dhaawaca Labo iyo Toban askari oo ay ku jiraan saraakiil ciidan.
Dhanka duleedka magaalada Marka qarax ka dhacay waxaa lagu dilay Labo askari oo Murtadiin ah Afar kalane waa lagu dhaawacay.
Sidoo kale howlgal gaar ah oo ciidamada Mujaahidiinta ay ka fuliyeen deegaanka Bariire oo Afgooye hoostaga waxey ku dileen hal askari oo kooxda Ridada ka tirsan.
Howlgaladan ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta dagaallo toos ah ay ku qaadeen saldhigyada Kufaarta Uganda iyo kuwa Kenya ee degmada Qoryooley iyo deegaanka Husingow oo ka kala tirsan Wilaayaatka Jubbooyinka iyo Shabeelada hoose.
Calamada.com