Taliska ciidamada ee Shabaabul Mujaahidiin ayaa warsaxaafadeed uu goordhow soo saaray kaga warbixiyay howlgal Istish-haadi ah oo ciidanka mujaahidiintu saaka oo Arbaco ah ku beegsadeen xero ciidan oo maleeshiyada sirdoonka Riddada ay kaga suganaayeen duleedka Muqdisho.
Taliska ciidanka ayaa xaqiijiyay in howlgalka Istish-haadiga Allaah fadligiis lagu dilay 28 xubnood oo ka tirsanaa maleeshiyada ashahaada la dirirka Riddada, halka dhaawacana uu yahay 51 kale, kuwaas oo u badan dhaawacyo halis ah loona qaaday dhanka Muqdisho.
Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa sidoo kale warsaxaafadeedkiisa kusoo qaatay howlgal qarax ah oo lagu beegsaday maleeshiyaad gurmad usoo ahaa halka camaliyaddu ka dhacday, kuwaas oo iyagana khasaare la gaarsiiyay.
Bayaanka taliska ayaa sidoo kale lagu sheegay in howlgalkan uu hiil iyo aargud u yahay bulshada ku dhaqan deegaanka Ceelasha biyaha iyo nawaaxigeeda, kuwaas oo dhibane u ah raafka jirdilka iyo tacadiyada guracan ee ay kala kulmayaan maleeshiyaadka ashahaada la dirirka ah, waxa sidoo kale warsaxaafadeedka goodis adag loogu diray murtadiinta horboodaysa dulmiga ka dhanka ah dadka rayidka ah, kuna dhici doonaan mid ka daran waxa saaka ku dhacay saaxiibadooda.
Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska.
Ama Hoos Ka Akhriso.