Taliska ciidamada Shabaabul Mujaahidiin, ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray kaga warbixiyay howlgalo isugu jiray Istish-haadi iyo mid kamiin ah oo maanta ka kala dhacay wilaayaadka Hiiraan iyo Sh/dhexe, kuwaas oo askar badan looga dilay murtadiinta.
Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa xaqiijiyay in weerar kamiin ah oo maanta murtadiinta loogu dhigay duleedka degmada Ruun-nirgood ee Sh/dhexe, lagu dilay 9 askari, halka ay dhaawacana toddobo kale, 7 qori oo boobeyaal ah na gacanta looga dhigay Riddada.
Sidoo kale taliska ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa faahfaahiyay howlgalkii Istish-haadiga ahaa ee galabta ka dhacay galbeedka degmada Beledweyne ee wilaayada Hiiraan, taliska ayaa sheegay in camaliyadda lala beegsaday haraadiga ciidamadii murtadiinta ee lagu soo dhaqan-xumeeyay wadanka Eritrea, kuwaas oo badankood ku hoobtay hawlgallada mujaahidiinta ee 24-kii bilood ee la soo dhaafay ka dhacayey wilaayaadka bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya. Sidoo kalena ay xerada ku sugnaayeen xubno ka mid ah ciidamada ridada Jabuuti ee Hiil-gaalo.
29 xubnood oo murtadiin ah ayuu talisku xaqiijiyay inay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen camaliyadda ka dhacday degmada Beledweyne, waxaa sidoo kale camaliyaddan ka dhashay burbur soo gaaray saldhiggii ay ku sugnaayeen iyo gaadiid ciidan oo halkaas u yaallay Riddada.
Halkan Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Taliska Oo PDF Ah.
Ama Hoos Ka Akhriso.