Xerada Xalane oo ah taliska ama xarunta ugu weyn ee shisheeyaha dalka kusoo duulay ayaa gudaheeda waxaa si xowli ah ugu sii fidayo cudurka Corona.
Taliska Kufaarta Afrikaanta ayaa shaaciyay in Soddon iyo Todobo askari oo ka tirsan ciidamada Kufaarta Afrikaanta laga helay caabuqa Covid 19 kuwaasi oo ku sugan xerada Xalane.
Soddon ka mid ah askarta Kufaarta ee uu ku dhacay Corona waxey kasoo jeedaan dalka Ugandha Todobada askari ee iyaguna laga helayo caabuqaas waxey u dhasheen dalka Burundi.
Xaalad cakiran ayaa ka taagan gudaha xerada Xalane oo ay dagan yihiin safaarado badan, Waxaana xusid mudan in Kufaarta waqti walbo qorsheynayaan sidii cudurkaas iyo wax walbo oo dhibaato ah kusii dhex faafiyaan dadka Muslimiinta.
Dhawaan ayeey aheed markii dowladda Saliibiyadda Ugandha ay ku dhawaaqday iney gabi ahaan joojisay badalkii ay ku sameyn jirtay ciidamadeeda dulaanka ku jooga Somaaliya, kadib markii qaar kamid ah askarteeda ku sugan Somalia laga helay caabuqa Covid 19.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.