Ciidamada mujaahidiinta Ansaaru Shariica ayaa sheegtay masuuliyadda howlgallo qaraxyo ah oo ay la beegsadeen maleeshiyaadka murtazaqada ee ay ku adeegato dowladda Imaaraadka carabta.
Ugu yaraan 4 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka Xizaamul amni ee murtazaqada u ah Imaaraadka ayaa la xaqiijiyay in la dilay kaddib markii ay mujahidiintu howlgal qarax ah kula beegsadeen mandiqadda Al-museynacah ee gobolka Shabwah ee dhaca koofurta Yeman.
Sidoo kal waxay mujaahidiinta Ansaaru shariica illaa shan qarax la beegsadeen maleeshiyaad ka tirsan murtazaqada Imaaraadka carabta oo isku dayay in ay weerar kusoo qaadaan mandiqadda Muudiyah ee gobolka Abyan ee dhacda koofurta dalka Yaman, qaraxyadaasi waxaa ka dhashay khasaare dhimasho iyo mid dhaawac isugu jira oo soo gaaray murtadiinta.
Shalay ayay ahayd markii afhayeenka dhanka ciidanka u qaabilsan murtazaqada Imaaraadka ee Xizamul amni uu qiray in ugu yaraan 8 askari looga dilay howlgallo ciidankiisa lagula beegsaday aagga Muudiya oo ka tirsan gobolka Abyan iyo deegaanka Al-musaynaca ee ka tirsan gobolka Shabwah.