Taliska ciidanka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa goordhow soo saaray warsaxaafadeed rasmi ah, kaasi oo uu ku faahfaahiyay howlgalkii Inghimaasiga ee muddada lixda saacadood ah ka dhex socday dhisme aad loo ilaaliyo oo ay gabbaad ka dhigtaan madaxda, saraakiisha, siyaasiyiinta iyo jawaasiista kooxda Riddada Soomaaliya.
Taliska ciidanka ayaa xaqiijiyay in howlgalka oo Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay lagu dilay 54 murtadiin ah, halka lagu dhaawacay 87 kale, warsaxaafadeedka taliska kasoo baxay ayaa lagu sheegay in howlgalkan barakaysan uu aargoorsi u yahay qof walba oo muslim ah oo dhibane u ah dulmiga iyo jowrka xukuumada ridada, ciidankeeda iyo jawaasiisteeda, waxaanna murtadiinta dabadhilifyada ah loogu cadeeyay bayaanka in fal waliba oo ay kula kacaan muslimiinta uu yahay godob iyaga ku maqan, miraheeda qaraarna guran doonaan Allaah idankiis.
HALKAN KA DEGSO WARSAXAAFADEEDKA TALISKA MUJAAHIDIINTA.
AMA HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA Oo DHAMAYSTIRAN.