Wilaayada Islaamiga Galgaduud oo ah Wilaayo dhacda bartamaha dalka Somalia ayaa si aad ah maanta looga ciiday munaasabadda Ciidul Fidriga.
Fagaarayaal waaweyn oo ku yaala wilaayada ayey dadka ku dukadeen salaada Ciidda, Sawirrada hoos idiinkaga muuqda waa ciida iyo magaalada Galhareeri.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Ciida Galhareeri.