Bulshada ku nool wilaayaadka Islaamiga ah ee Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa muujiyay sida ay diyaarka ugu yihiin in ay naftooda ku bixinayaan difaaca Sharafta Nabiga SCW.
Dadwaynaha ku nool degmada Buq’aqable ee wilaayada Islaamiga Hiiraan ayaa si aan kala har lahayn ugu soo baxay fagaara weyn oo ku yaala magaalada iyagoo si caro leh usoo bandhigay dareenkooda ku aadan aflagaadadii loo gaystay Nabi Maxamed SCW.
Isku soo baxyada ka dhacaya wilaayaadka Islaamiga ah ayaa wax badan uga duwan kuwa ay dhigayaan Muslimiinta kale ee ku hoos nool gaalada iyo Murtadiinta, sababtoo ah wilaayaadka kama jirto gaal ama murtad is hortaagaya dadka caraysan, sidoo kale dadka wilaayaadka joogaa waxay xor u yihiin in ay fagaaraha hubkooda usoo qaataan oo saacadda ay rabaan furinta ay tagaan, soona aargutaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Buq’aqable.