Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey weerar culus ku qaadeen saldhiga deegaanka kaxda ee duleedka magaalada muqdisho.
weerarka oo ahaa dagaal toos ah waxey ciidamada mujaahidiintu habeenkii xalay ku qaadeen saldhiga waxa uu halkaas dagaal culus ku dhexmaray ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaatka murtadiinta.
Si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha maleeshiyaatka murtadiinta lagu gaarsiiyay dagaalka Kaxda, Waxa uu weerarkaas kusoo aadayaa xilli habeenkii xalay Shabaabul Mujaahidiin sidoo kale dagaallo culus oo saf mareen ah ku qaadeen saldhiga xabashida itoobiya ee degmada xudur iyo fariisimaha murtadiinta ee Awdheegle iyo baarsanguuni.
Calamada.com