Ciidamada katiibada Maxamed Ibnu Maslamah waxay saacadihii soo dhaafay fuliyeen howlgallo gaar gaar ah oo madaxyada looga guray saraakiil iyo xubno sirdoon oo ka tirsanaa ciidamada dowladda Ridada federaalka.
Howlgalka koowaad waxay Mujaahidiintu ka fuliyeen xaafadda buurta Diikow ee degmada Kaaraan waxayna halkaas ku dileen Zakariye Cali Aadam iyo Axmed Gadaf oo ka tirsanaa ciidamada kooxda Ridada Soomaaliya gaar ahaan kuwa millatariga.
Dilka askartaan ka dib waxay ciidamada shabaabul Mujaahidiin soo ghaniimeysteen 2 qori oo ay ku hubeysnaayeen Zakriye iyo Axmed Gadaf waxaa sidoo kale qoryaha wehliyay hal boosh oo ka mid ahaa ghaniimada ay Mujaahidiintu kusoo furteen howlgalka.
Howlgalka labaad oo ahaa mid si wanaagsan loo qorsheeyay waxay Mujaahidiintu ka fuliyeen suuqa bakaaraha ee magaalada caasimadda Muqdisho waxayna ku khaarajiyeen sarkaal sare oo ka tirsanaa sirdoonka dowladda Ridada.
Howlgalka saddexaad waxa uu isna ka dhacay halka loo yaqaan tabeellaha Sheikh Ibraahim ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho waxayna howlgalkan gaarka ah ciidamada Mujaahidiintu ku dileen askari murtad ah oo lagu magacaabi jiray Asad kaas oo ka tirsanaa ciidamada booliska dowladda.
Howlgalka Affaraad oo ka dhacay degmada Afgooye waxay ciidamada Jihaazka amniga ee xarakada shabaabul Mujaahidiin ku dileen askari murtad ah oo lagu magacaabi jiray Xassan Xuseen Xassan oo si gaar ah uga tirsanaa ciidamada booliska.
Howlgalladan ka kala dhacay magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye waxay kusoo beegmayaan xilli uu lixaadsaday ugaarsiga ba’an ee lagu hayo saraakiisha iyo askarta dowladda Ridada si gaar ah magaalada Muqdisho.
Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.
Calamada.com