Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta ALshabaab waxey maanta dagaal culus ku qaadeen degmada Matabaan ee ka tirsan wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha dalka Soomaaliya.
Mujaahidiintu waxey cagta mariyeen fariisimihii maleeshiyaatka ridada ee afafka hore ee degmada waxeyna ugu dambeyntii si buuxda ula wareegeen guud ahaan gacan ku heynta degmada Matabaan.
Bulshada ku dhaqan degmada Matabaan ayaa si weyn ugu farxay la wareegida ciidamada Mujaahidiintu ay la wareegeen degmada Matabaan oo ah degmo istiraatiiji ah oo dhacda bartamaha dalka soomaaliya.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogta La Wareegidda Degmada Matabaan.