Waxaa isa soo taraya wararka ku aadan khasaaraha shisheeyaha iyo kabo qaadkooda lagu gaarsiiyay weerar barakeysan oo maanta halyeeyo ka tirsan Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen xerada xalane ee ku taala gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.
Kooxda ridada soomaaliya ayaa dhankeeda xaqiijisay in saraakiisha lagu dilay weerarka xalane ay ku jiraan shan ruux oo ajaanib ah, Iyadoona wararka la helayo xaqiijinayaan in khasaaraha ajaanibta uu intaas ka badanyahay.
Xerada Xalane ayaa ah taliska ugu ee kufaarta afrikaanta iyo gaalada caddaanka ahba ay ku leeyihiin dalka soomaaliya oo ay ugu horeysa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogtii U Dambeysay Ee Camaliyadda Xerada Xalane.
Calamada.com