Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey saaka aroortii weerar culus oo cag marin ah ku qaadeen saldhiga askarta puntland ee deegaanka af-urur ee duleedka magaalada Boosaaso.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta saldhiga, Waxaana jirta khasaara culus oo ridada Puntland lagu gaarsiiyay weerarkaas cag marinta ah.
Deegaanka Af-urur ee dhaca duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari waxa uu maamul gobaleedka Ashahaado la dirirka ah ee isku magacaabay Puntland ku leeyahay saldhig weyn oo muhiimad gaar ah ugu fadhiya kufaarta iyo murtadiinta waana saldhigaas midka saaka mujaahidiintu cagta mariyeen
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogta Hordhaca Ah Ee Af-urur.