Maxamed Nuur Aadam Cali oo ka dhashay beesha Dabarre ayaa kamid ahaa raggii fuliyay weeraradii naf-hurnumo ee dhawaan gilgilay magaalada Beledweyne.
Idaacadda Andalus ayaa baahisay wareysi laga duubay Max’med Nuur Aadam isagoo farriimo muhiim ah ku diray.
Camaliyaatkii dhawaan ka dhacay magaalada Beledweyne ee wilaayada Hiiraan ayaa noqday camaliyaad taariikhda galay waxaana camaliyaaadkaas ku halaagsamay xildhibaano,mas’uuliyiin iyo saraakiil iyo askar ka tirsanaa ridada.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Dardaaranka Al-istish-haadi Maxamed Nuur Aadam.