Wilaayada Shabeelada Dhexe oo ah Wilaayo dhacda Koonfurta dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay toogasho loo geystay askari Burundeys ah oo qeyb ka ahaa shisheeyaha duulaanka ku jooga deegaano ka tirsan Wilaayadaas.
Shiishyahanada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey toogasho ku dileen askari ka tirsanaa Kufaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Burundi.
Askariga Burundeyska ah ayey Mujaahidiintu ku toogteen afafka hore xero ay Kufaarta Burundi kaga suganyihiin duleedka degmada Balcad Xilli uu askarigaas xaraaso ama waardiye uu ku jiray.
Shabeelada dhexe ayaa ka mid ah wilaayaatka askarta ugu badan looga laayay Kufaarta Afrikaanta gaar ahaan kuwa Burundiya.
Calamada.com