Qarax culus oo lala beegsaday askarta Shisheeyaha ayaa ka dhacay deegaanka Numbar60 oo ka tirsan Wilaayada Shabeelada hoose.
Qaraxan waxaa si gaar ah loola beegsaday ciidamada Kufaarta Uganda ee qeybta ka ah shisheeyaha kusoo duulay dalka Soomaaliya.
Shan askari oo Ugandheys ah ayaa ku baqtiyay qaraxa waxaana ku dhaawacmay Labo kale oo isla Yugandheyska ah, Iyadoo dhawaaqa qaraxa si aad ah looga maqlay deegaano kale oo ka tirsan Shabeelada hoose.
Qaraxan waxa uu kusoo aadayaa xilli shalay Mujaahidiintu ay kamiin u dhigeen kolanyo isugu jirtay Saliibiyiinta Mareykanka iyo kuwa Ridada kaasi oo ka dhacay duleedka degmada Mahadaay ee Wilaayada Shabeelada dhexe.
Saddex askari oo ah Murtadiinta uu tababaray Mareykanka ayaa ku dhimatay weerarkaas dhabba galka ah Shan kale oo isla Murtadiintaas ah waa lagu dhaawacay.
Calamada.com