Wilaayaadka Islaamiga ah ee Koonfurta Soomaaliya sannadkan waxay aad uga farxiyeen bulshadii ku ciidday magaalooyinka ay ka arrimiyaan Mujaahidiintu, iyagoo marka hore aad u qurxiyay fagaarayaashii salaadda ciidda, oo si qurux badan loogu tukaday.
Salaaddii kadibna waxay bilaabeen gaar ahaan salaadda casar kadib ciyaaro aan dambi ku jirin, haween iyo ragana laga kala soocay.
Dad badan ayaa kasoo ciid tagay dhulka cadowgu ka taliyo oo aysan suuro gal ka ahayn farxadda noocan oo kale ahi.
Degmada Buulo fulaay ee gobolka Bay ayaana ka mid ahayd sannadkan meelaha aadka loo ciiday, halkan hoosena waxad ku arkaysaa qaar ka mid ah sawirada laga soo qaaday fagaaraha uu ka socday fantasiyaha oo labo maalin qaatay.
Hoos Ka Daawo Sawirada:-