Sheekh Cabdi Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa shir jaraa’id ku faah faahiyay weerarkii lagu dilay Cabdullaahi Waafoow ee maanta ka dhacay degmada Marko.
Sidoo kale Sheekh Abuu Muscab ayaa shirkiisa Jaraa’id kusoo hadal qaaday weerarkii khasaaraha badan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Liyuu Booliska ee ka dhacay deegaanka Caato ee gobolka Bakool.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sh Abuu Muscab.