Taliska ciidanka Xarakada Al Shabaab ayaa war cusub kasoo saaray weerarkii cag marinta ahaa ee maanta markale ka dhacay deegaanka Aato ee wilaayada Bakool.
Sheekh C/Caziiz ayaa shir Jaraa’id ku sheegay in dhimashada ka dhalatay weerarkii Aato ay gaartay 150 askari oo Liyuu Booliska katirsan.
Wuxuu yiri “103 kamid ah Meydadka Murtadiinta Liyuu Booliska ayaa isbarkan deegaanka Caato”.
Mujaahidiinta Al Shabaab waxay sheegeen in ay maxaabiis ku qabteen dagaalkii saaka ayna gacanta ku dhigeen saanado hub ah oo laga furtay maleeshiyaadka Liyuu Booliska Xabashida Itoobiya ay dhistay.
Halkan Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.