Dugsi Hoose dhexe oo aad loo habeeyay ayaa laga furay degmada jilib ee wilaayada Jubbooyinka, dugsigaasi oo loogu magac daray suldaankii Beesha shareer wayne ee Jubbooyinka Suldaan Cabbaas oo diyaaradaha Maraykanku ay duqayn ku dileen.
Dugsigan waxa lagu bilaabay arday tiradoodu ay ku dhowdahay 200 oo arday. waxaana furatay Beesha Jareer weyne oo kamid ah Beelaha dega Wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.
Munaasabaddan oo ay kasoo soo qeyb galeen culimo , waxgarad , masuuliyiin Waalidiin ka kooban Anssaar iyo Mujaahijriin ayaa waxa laga jeediyey hadallo muhiim ah.
Halkan Ka Dhagayso Warbixinta Idaacadda.
Hoos ka daawo sawirada.