Waxaa sii kordhaya khasaaraha maamulka Jubbo land iyo midka Xasan Garguurte lagu gaarsiiyay weerar xoog ku gal ah oo ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ku qaadeen hoteelka Tawakal ee magaalada Kismaayo kaasi oo xarun ah saraakiisha maamulka Jubbo-land.
Halyeeyada Katiibada Istish-haadiyiinta ayaa gudaha u galay hoteelka, Waxeyna wax ka badan 8 jeer jabiyeen maleeshiyaatka Bangarafta iyo kuwa Jubbo-land oo isku dayay iney gudaha u galaan hoteelka.
Inta la xaqiijiyay waxaa howlgalka barakeysan ee hoteel Tawakal lagu dilay 27 isugu jirta saraakiil,askar iyo xubno kale oo ka tirsan Jubbo-land iyadoo dhaawaca uu kor u dhaafaya 50 xubnood.
Halkan Ka Dhageyso Xogtii U Dambeysay Howlgalka Hoteel Tawakal.
Halkan Hoose Ka Daawo Burburka Hoteelka.