Waxaa soo gabagaboobay shir culumada Wilaayaatka Islaamiga ah usocday muddo shan maalmood ah Shirka waxaa kasoo baxay Fatwo sharci ah iyo bayaan.
Shirka ayaa ka dhacay hoolka shirarka ee Sayid Maxamed Cabdulle Xasan, Waxaa shirka kasoo qeyb galay inka badan 100 mashaa’ikh oo ah culimada wilaayaatka Islaamiga.
Halkan Ka Dhageyso Wariye Faysal Xasan Cali Oo Ku Sugan Hoolka Shirarka ee Sayid Muxamed Cabdulle Xasan.
FG-Maalmaha Soo Socda Waxaa Idiin Soo Gudbin Doonaa Muuqaalo Iyo Barnaamij Ku Aadan Shirka Culimada.
Halkan Hoose Ka Akhriso Bayaanka Culimada.
BAYAAN_Shirweynihii_5aad_ee_Culimada_Wilaayaatka_Islaamiga_1444
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirrada Shirka Culimada.