Idaacada Islaamiga Al-andalus ayaa baahisay wareysi ay la yeelatay mid ka mid ah raggii fuliyay camaliyaatkii Istish-haadiga ee todobaadyo ka hor ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan kuwaasi oo lagu burburiyay madaxtooyadii HirShabelle iyo xarunta maamulka Ridada ee gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne.
Al-istish-haadi Axmed Sheekh Ismaaciil oo loo yaqaanay Asad Gacma dheere kuna magac dheeraa Macruuf waa mid ka mid ah halyeeyadii fulisay camaliyaddaas, Waxa uu ka dhashay magaalada Bu’aale ee Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka.
Al-istish-haadi Macruuf ayaa fariin qayyim ah kaga tagay Waalidiintiisa,Mujaahidiinta iyo guud ahaan dadka Muslimiinta, Waxa uu dhanka kale fariin hanjabaad ah u diray Shisheeyaha iyo maleeshiyaatka Garguurte.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haadi Macruuf.