Sheikh Xamza Abuu Jacfar oo ah waaliga wilaayada islaamiga ee Baay oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus ayaa ka warbixiyay xaaladda guud ee wilaayada iyo howlgaladii ugu dambeeyay ee ay Mujaahidiintu ka fuliyeen deegaannada ay wilaayada kaga suganyihiin ciidamada kuffaafta Afrikaanta iyo maleeshiyaadka Riddada.
Shikha ayaa si gaar ah kaga hadlay weeraradii murtadiinta lagu jabiyay ee ay Mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Daynuunaay iyo firxadka askarta Riddada ee deegaanka Goof-gaduud Buureey oo dhammaantood dhaca duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Halkan ka dhagayso waraysiga Sheikh Xamza Abuu Jacfar.