Istish-haadi Aadam Yuusuf Biibe oo walaalaha dhexdooda looga yaqiinay Mucaad Yare ama Badbaado, waa mid ka mid ah halyeeyadii fuliyay howlgalkii barakaysnaa ee ay Mujaahidiintu dhowaan ku qaadeen, xaruunta Villa Rays ee kaabiga ku hayso xarunta Villa Somalia ee looga arrimiyo kooxda Riddada Soomaaliya.
Howlgalkan oo qaatay inka badan 20 saacadood oo xiriir ah ayaa Allaah fadligii lagu dilay 52 xubnood oo isugu jiray masuuliyiin, saraakiil, wasiiru dowleyaal, askar iyo xubno kale oo ka mid ahaa kooxda Riddada, halka sidoo kale lagu dhaawacay 39 kale.
Ka hor inta uusan u dhaqaaqin howlgalka ayuu Al-istish-haadi Mucaad muslimiinta u reebay dardaaranno dhaxal gal ah, isagoo dhanka kale farriimo kulul u diray madaxda murtadiina.