Waxaa sii kordhaya is qab qabsiga siyaasadeed ee ka dhaxtaagan maamulka gaalada raaca ah ee Koonfur Galbeed, kuwaas oo ka dhashay muddo kororsi uu doonayo in uu samaysto murtad Cabdi Casiis Lafta-Gareen oo ah madaxa maamulkaas.
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay magaalada Baydhaba ku sugnaa murtad Aadan Madoobe oo ah guddoomiyaha baarlamaanka dawaaqiiada ah ee Riddada, waxaana maalinkii shalay war murtiyeed ay soo saareen isaga iyo Lafta-Gareen kasoo horjeestay siyaasyiinta mucaarad ah ee kasoo jeeda koonfur galbeed.
Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen waxa loogu yeero golaha musharixiinta Riddada koonfur galbeed ayey ku sheegeen in maamulka lafta-Gareen uu wali ku hayo handadaad iyo caga juglayn, loona diidan yahay in ay ka dagaan garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo.