Ciidamada shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/dhexe waxay maanta weerar ku qaadeen fariisin ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga sugnaayeen duleedka degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexee.
Saraakiisha ciidanka shabaabul Mujaahidiin waxay xaqiijiyeen in marka uu billowday dagaalka ka dib ay firxadeen maleeshiyaadka Riddada, waxay ciidamada Mujaahidiintu weerarkaasi ku gubeen gaari nooca Pradada loo yaqaan oo ay fariisinka kaga carareen maleeshiyaadka muradiinta.
Dhanka kale waxay Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal xooggan ku qaadeen fariisin ciidan oo ciidamada saliibiyiinta Kenya ay ka deganyihiin deegaanka Dhamase oo hoos taga degmada Lafey ee gobolka Mandheere oo ka mid ah dhulalka muslimiinta NFD ee ay Kenya xoogga ku haysato.