Tirakoob kasoo baxay Booliska dowladda Saliibiyada ah ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in sanadkii tagay ee 2022-kii ay dhimasho iyo dhaawac ka noqdeen inkaadan 300 askari.
Tikaboobka kasoo baxay booliska Maraykanka ayaa lagu sheegay in weerarada toogashooyinka ah ee ka dhacaya gudaha dalkaasi looga dilay 63 ruux halka ay ku dhaawacmeen askar kor u dhaafaysay 200.
Sannadkii hore ayaa Booliska Maraykanka kaga dhignaa sannakii ugu dhimashada badnaa ee usoo gala ciidanka Booliska Maraykanka.
Waddanka Maraykanka ayaa ah waddanka ugu badan ee ay ka dhacaan toogashooyinka ugu badan dunida, badanaa weerarradaasi waxaa fuliya dadka gaalada ah ee naftooda ku qamaaray.
Waxaa dalkan caadi ka ah in qofka uu hubka ku dhax qaato bulshada Ameerikaanka ah, taas oo badanaa fududaysa dilalka sida joogtada ah kaga dhaca gobollada Maraykanka.