Waxaa si habsami leh u socda howlgalka inqimaasiga ah ee ay Mujaahidiintu ka wadaan gudaha xarunta maamulka kooxda Riddada Soomaaliya ee gobolka Banaadir, halkaas oo ay Mujaahidiintu ka wadaan toogashooyin ka dhan ah madaxda iyo xubnaha murtadiinta.
Mujaahid ka mid ah ragga Inqimaasiyiinta ah ee ka howlgalka ka wada gudaha xarunta ayaa warbaahinta islaamiga ah ee Andalus u xaqiijiyay in howlgalka uu si habsami leh u socdo, ayna la wareegeen xafiisyadii ay ku shaqaynayeen guddoomiyaha maamulka Riddada gobolka Banaadir iyo xafiisyada kale ee shaqaalaha xarunta.
Walaalka Mujaahidka ah ayaa xaqiijiyay uu gacantiisa ku dilay 16 murtad, halka ragga kale ee Inqimaasiyiinta ahna ay toogashooyinkooda wataan, isagoo sii hadlayay ayuu walaalku sheegay in maleeshiyaad badan oo murtadiin ah ay weli tubanyihiin bannaanka hore ee xarunta ayna halkaasi kasoo ridayaan rassaas fulaynimo ah.
Walaal kale oo Inqimaasi ah ayaa dhankiisa muslimiinta ugu bishaareeyay in howlgalka xoog ku galka ah uu u socdo si habsami leh ayna murtadiinta foodda soo galin la’yihiin gudaha xarunta.
Hakkan Ka Dhagayso Codka Walaalka 16-ka Xubnood Dilay.
Halkan Ka Dhagayso Walaalka Labaad Ee Inqimaasiga.