Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah oo guuootooyinka qaraxyada Mujaahidiinta ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen duleedka degmada Maxaas ee ilaayada Hiiraan, qaraxa ayaana si gaar ah u haleelay gaari ay ka buuxeen maleeshiyaadka murtadiinta.
Mujaahidiintu waxay xaqiijiyeen in qaraxaasi Allaah fadligii lagu gubay gaariga ciidan ee ay murtadiinta la socdeen, waxaana ku bakhtiyay hal askari oo lagu magacaabi jiray Maxamed Ibraahim Nuur, halka dhaawacyaduna yihiin 6 kale oo ay ka mid yihiin Cabdi C/llaahi Shiinow (Dhagadheere) oo ah horjooge ka mid ah macawiisleyda Riddada Hiiraan, kaas oo la xaqiijiyay in dhaawiciisu yahay garraab, Shariif Yuusuf Guurre ( Cirro) horjooge macawiisleyda Hiiraan, dhaawaciisuna waa garraab ah, Maxammed Muuse Fiidow waa askari murtad ah dhaawac ayuu ku noqday qaraxa Mujaahidiinta, Shariif Maxamed Xassan (Af-yaanbo) isaguanwaa askari dhaawac ayaa soo gaaray, Cabdullahi Axmed Hagar oo loo yaqaan ( Kirish) murtadkan waxa uu la dhashay murtad Dabageed waana horjooge ka mid ah macawiisleyda Hiiraan, waxaa soo gaaray dhaawac garraab ah, askariga ugu dambeeya ee qaraxaasi ku dhaawacmay waa murtad magaciisa lagu soo gaabiyay Ina-dhiblaawe.
Dhulka NFD ee ay gumeysiga dowladda saliibiyadda ah ee Kenya waxay Mujaahidiintu weerar abaabulan ku qaadeen shaqaale saliibiyiin Kenyaan ah oo ka mid ah shaqaalaha dowladda Kenya kuwaasi oo shaqooyin u joogay deegaanka Halaajey oo dhacda duleedka degmada Faafi ee gobalka Gaarisa, waxaa la xaqiijiyay in howlgalkan qorsheysan lagu dilay hal xubin oo kiristaan Kenyaan ah iyo dhaawaca gaal kale oo Kenyaan ah.
Dhinaca kale howlgal gaar ah oo ay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho waxay ku khaarajiyeen murtad ashahaada la dirir ah oo lagu magacaabi jiray Daahir Maxamuud Cosoble (Daahir Sanweyne) oo ahaa Abaabule macawiisleyda Sh/Dhexe, ahaana lacag aruuriyaha maleeshiyaadka Riddada.
Howlgal kale oo gaar ah oo Mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Wadajir waxaa lagu dilay Muxiyaddiin Axmed Cumar oo ka mid ahaa ergada Galmudug, sidoo kalana ahaa Abaabule macawiisleyda Sh/dhexe.