Howlgal qorsheysan oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen gudaha degmada Bardaale ee wilaayada Baay waxay ku dileen xildhibaan ka tirsanaa maamulka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay Koonfur galbeed, xilli uu ku sugnaa gudaha degmadaas.
Murtadka ay Mujaahidiintu khaarajiyeen waxaa lagu magacaabi jiray Isxaaq Cabdow oo ka mid ahaa xildhibaanada degaanka degmada Berdaale, waxayna Mujaahidiintu kusoo ghaniimaysteen qori oo ku hubeysnaa murtadkaas.
Dhinaca kale howlgal gaar ah oo ciidanka Mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka magaalada Xudur ee wilaayada Bakool waxay ku khaarajiyeen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada, kaasi oo lagu magacaabi jiray C/llaahi Maxamed Nuur oo ku magac dheeraa Cabdullaahi Shiishii.
Dhanka dhulka NFD waxay ciidamada Mujaahdiintu weerar culus ku qaadeen fariisin ciidan oo ciidamada kuffaarta Kenya ay ka deganaayeen deegaanka ilile oo dhaca duleedka degmada Ceelqaalow ee gobolka mandheera, lama helin wax faahfaahin ah oo ku aadan weerarkan.