Magaalada Muqdisho waxaa la sheegay in lagu soo gabogabeeyay shir u dhaxeeyay culimaa’u suu laga kala keenay waddamada reer galbeedka kana mid ah basaasiinta hayadaha sirdoonka ee MI6 iyo CIA, si ay markale sharciyad ugu raadiyaan duullaanka ay saliibiyiingta kusoo qaadeen Somalia iyo xukuumadda Riddada ah ee Soomaaliya.
Shirkan oo ay maagelintiisu lahayd dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ayaa la isugu keenay culimaa’u suu ku socda mabaadi’da dowladaha ay basaasiinta u yihiin ee Maraykanka iyo Ingiriiska, iyagoo loo soo dhiibay dhowr qodob oo ku dul wareeganayay sharciyad siinta duullaanka ciidamada kuffaarta Afrikaanta ay kusoo qaadeen wilaayaadka islaamiga ah ee Somalia, isku keenista culima ku sheegyada dibadda uu ka keenay gumaystaha iyo kuwa waddanka ku sugan, iyo yagleelidda mu’assaso ay ku midaysanyihiin dhinacyada culimaa’u suuda.
Haddaba Warbixintan Ku Dhagayso Nuxurka Shirka Culimaa’u suuda.