Howlgallo fariid ah oo rag ka tirsan guutada Muxammad Ibnu Maslamah ay caawa ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxay ku dileen saraakiil ka tirsanaa sirdoonka saliibiyiinta Maraykanka ee CIA-da.
Mujaahidiintu waxay howlgalka ugu horreeya ka fuliyeen degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho waxeyna howlgalkaasi gaarka ah ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa CIA-da Mareykanka, kaas oo lagu magacaabi jiray Isxaaq Maxamed Yarow oo sidoo kale loo garan ogaa (sandheere).
Saraakiil ka tirsan Mujaahidiinta ayaa Andalus u sheegay in sarkaalkan murtadka ah uu ka mid ahaa saraakiil ay ku daba jireen Mujaahidiinta isla markaana loo haystay dambiyo uu ka gaystay wilaayaadka isagoo basaas u ahaa dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka, una qaabilsanaa shaqaalaysiinta jawaasiista Maraykanka ee wilaayaadka islaamiga ah, kuwaas oo dhowr jeer ay gacanta ku dhigeen Mujaahidiinta fagaareyaal kuyaal wilaayaadka islaamiga ahna kula fuliyeen xukunno xaddu Riddo dil ah.
Jawaasiista Maraykanka ee uu shaqaalaysiiyay murtad Sandheere ee ay Mujaahidiintu gacanta ku dhigeen waxaa ka mid ahaa jawaasiistii ugu dambeeyay ee ay Mujaahidiintu ku dileen fagaare kuyaal magaalada Saakow ee wilaayaada Jubbooyinka, murtadkan oo sidoo kale horay usoo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jubbaland ayaa Allaah fadligii muddo ay ku daba jireen Mujaahidiinta ka dib caawa lagu khaarajiyay gudaha degmada Dharkeynley.
Howlgalka 2-aad ee ka dhanka ah saraakiisha sirdoonka Maraykanka waxay caawa Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Hodan ee magaalada Muqdisho waxaana Allaah fadligii lagu dilay murtad ashahaada la dirir ah oo la oran jiray Mahad Afdheere Dalabey, kana mid ahaa saraakiisha hayadda sirdoonka Maraykanka ee loo yaqaan CIA-da, ahaana sarkaal ciidan oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Riddada ee lagu soo tabobaray Eritrea.
Halkan Ka Dhagayso Xogta Saraakiisha Lagu Dilay Xamar.
Hoos Ka Daawo Muuqaallada Saraakiisha Lagu Dilay Xamar.