Faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay deegaanka Afcad ee dhaca duleedka degmada Jalalaqsi ee wilaayada Hiiraan, halkaas oo si ba’an loogu xasuuqay maleeshiyaadka Riddada ee ashahaada la dirirka ah.
Dagaalladii deegaanka Afcad ee duleeedka degmada Jalalaqsi oo si xun loogu jabiyay maleeshiyaadka Macawiisleyda murtadiinta, waxaa xubnihii murtadiinta ee lagu dilay ka mid ahaa 9 sarkaal iyo dhaawaca 9 kale oo horjoogeyaal ah waxaana ka mid ahaa saraakiishii dagaalladaasi lagu dilay horjoogeyaasha kala ah Axmed Maxamuud Sabriye oo ku magac dheeraa axmed qarax, Cadaan Cumar Cadow Jiis, Muumin Muxumad Barqadle, Cabdi Salaad Cabdullaahi Maxamuud Xaadle, Cabdi Yuusuf Cabdi Jiis, Cabdi Guudey Faarax Barqadle, Maxamed Faarax Unturow, Maxamed Dhabareey, Shariif Muumin Cabdi.
Saraakiisha Riddada ee dagaalladaas lagu dhaawacay waxaa ka mid ahaa Mire Xasan Lugoole, Nuur Xasan Waasuga Nuur Dayax, Caruud Cumar Ganeey oo ku magac dheer Caruud Toox, C/llaahi Guure Dhageey, Cabdi Cumar Cilmi, -Xuseen Maxamed Geedi xuseen Dalaal, Bishaar Geel Laqe, Cusmaan Yuusuf Cariif Cusmaan Saarsade, Cabdullaahi daba iri.