Maktabka warfaafinta ee Mujaahidiinta ayaa goordhow baahiyay sawirrada weerarkii jidgalka ahaa ee dhowaan ka dhacay deegaanka Daaru-nicma ee ka tirsan wilaayada Sh/hoose halkaas oo si ba’an loogu xasuuqay maleeshiyaadkii dhowaan laga keenay dalka Eritrea.
Weerarkaan oo 28-kii Rajab ka dhacay nawaaxiga deegaanka Daaru-nicma ee wilaayada Sh/dhexe waxay ciidamada Mujaahidiintu ku dileen 29 askari oo ka mid ahaa maleeshiyaadkii Riddada ee lagu soo tabobaray Eritrea, sawirrada uu faafiyay xafiiska warfaafinta mujaahidiinta ayaana lagu daawan karaa bakhtiyada maleeshiyaadka murtadiinta oo bannaanka waran.