Idaacadda Andalus waxay baahisay dardaaranka mid ka mid ah raggii Inqimaasiyiinta ahaa ee dhowaan howlgalkii lagu dhaawactirayay maleeshiyaadka Riddada Macawiisleyda Hiiraan ee kusoo dhaawacmay dagaallada xaqqa iyo baadhilka ku dhexmaraya wilaayada Hiiraan.
Istish-haadi Isxaaq Aadan Ibraahim oo sidoo kale loo yaqiin (Jaamac) waa mid ka mid ah raggii halyeeyada ahaa ee dhiigooda ku qoray guushii uu Allaah kasoo bidhaamiyay degmada Cabdicasiis ee ay Inqimaasiyiinta Mujaahidiintu ku dhaawactireen horjoogeyaashii iyo maleeshiyaadkii Riddada ee kusoo dhaawacmay dagaallada ka scoda Hiiraan, howlgalkaas oo lagu dilay inka badan 79 xubnood oo isugu jira saraakiil horjoogeyaal iyo maleeshiyaad Macawsiiley ah.
Walaalkan Inqimaasiga ah oo camalka jihaadka ah kusoo jiray 17 sanno ayaa safar dheer oo kifaax iyo jihaad ka dib faraskiisa ku boqna gooyay dhismaha Macawiisleyda Riddada Hiiraan ee Muqdisho, isagoo dardaaranno muhiim ah kaga tagay umadda muslimka ah sidoo kalena farriimo kulul u reebay saliibiyiinta iyo murtadiinta dabadhilifyada u ah.