Howlgal qorsheysan oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Muqdisho waxay ku dileen mid ka mid ahaa ergadii soo xushay xildhibaannada maamulka ashahaada la dirirka ah ee isku magacaabay Hirshabeelle.
Howlgalkan oo si gaar ah kaga dhacay degmada Kaaraan ayay mujaahidiintu ku khaarajiyeen Cabdulle Cadow Afrax oo sidoo kale loo garan ogaa (waweyne) kaas oo ka mid ahaa Ergada maamulka Riddada ee Hirshabelle, sidoo kalana ahaa Abaabule macawiisleyda Riddada Sh/Dhexe.
Dhanka 2 Qarax ayay maanta ciidamada mujaahidiintu la eegteen guri ay ku sugnaayeen taliyaha sirdoonka Riddada degmada Dayniile murtadka lagu magacaabo Cabdiraxman Cali Waqooyi iyo taliyihii hore ee sirdoonka degmadaas Cumar Cabdi Fiidow. waxaa la xaqiijiyay in qaraxyadaasi ku dhaawacmeen labada sarkaal halka sidoo kalena ay kula dhaawacmeen 2 askari oo murtadiin ah.