Sh Aadan Sahal Abuu Turaab oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Gedo oo waraysi gaar ah siinaayay idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus ayaa ka warbixiyay howlgalkii Istish-haadiga ahaa ee ka dhacay degmada Baardheere ee wilaayada Gedo halkaas oo khasaare badan lagu gaarsiiyay saraakiil iyo maleeshiyaad murtadiin ah oo abaabulayay guluf ka dhan ah shareecada islaamka.
Sheekha ayaa ugu horrayn ka warbixiyay howlgallada ka dhacay Baardheere isagoo xusay in howlgalka koowaad uu ahaa howlgal Istish-haadi ah oo lagu beegsaday saraakiil ka tirsan murtadiinta oo abaabul ka dhan ah deegaannada shareecada islaamka lagu maamulo ka waday Baardheere halka howlgalka labaad oo ahaa madaafiicna uu beegsaday firxadka saraakiisha Riddada ee ka badbaaday camaliyadda.
Waaliga ayaa sidoo kale ka warbixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee lagu khaarajiyay saraakiil ashahaada la dirir ah oo laf dhabar u ahaa kooxda Riddada Soomaaliya iyo dowladda xabashida Itoobiya saraakiishaas oo uu ka mid ahaa murtad Bakaal Kooke oo lagu dilay howlgal qorsheysan oo ka dhacay wilaayada Gedo.