Weerar si heer sare ah loo qorsheeyay oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen goob fariisin oo ay murtadiinta kaga sugnaayeen agagaarka isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho waxay ku dileen askar ka tirsanaa maleeshiyada Riddada.
Inta la xaqiijiyay waxaa weerarkaas qorsheysan lagu dilay ugu yaraan saddex askari oo murtadiin halka ay sidoo kale ku dhaawacmeen 4 kale oo iyana ka tirsan maleeshiyaadka murtadiinta.
Weerarkan dharaatka cad ay mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Muqdisho ayaa kusoo beegmaya xilli ay mujaahidiinta ka howlgala gudaha magaalada caasimadda ah ay sare u qaadeen howlgalladooda ka dhanka ah maleeshiyaadka murtadiinta ee ku sugan caasimadda.