Guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala Hiiraan waxay qarax xooggan la beegsadeen kolonyo gaadiid ah oo uu la socday guddoomiyaha Riddada ugu magacaaban maamulka gobolka Hiiraan murtadka lagu magacaabo Cali Jeyte Cismaan, kuwaasi oo marayey deegaanka Beerxaano oo dhaca duleedka magaalada Beledweyne..
Ilo wareedyo masuul ah ayaa xaqiijiyay in qaraxa oo ahaa mid xooggan ay ku dhinteen 2 xubnood oo murtadiin ah oo mid ka mid ah uu ahaa sarkaal miina baar eah oo la oran jiray Shariif Cabdulle, qofka kale ee weerarkaas qaraxa ah ku dhintay waxa uu ahaa askari murtad ah oo lagu magacaabi jiray Cabdi Kaafi.
Dhanka kale ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Jubbooyinka waxey saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Kenya ee deegaanka Taabto, halka sidoo kale ay mujaahidiintu weerar xooggan ku ekeeyeen xerada maleeshiyaadka Riddada ay kaga suganyihiin deegaanka Goof-gaduud Buurey oo dhaca duleedka magaalada Baydhaba.