Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose waxay howlgal qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Afgooye, waxaana qaraxan lala eegtay askar ka tirsan maleeshiyaadka murtadiinta oo ku sugnaa gudaha degmadaas.
Saraakiisha ciidamada mujaahidiintu waxay xaqiijiyeen in qaraxaasi uu si wanaagsan u haleelay maleeshiyaadka murtadiinta, inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaasi ku bakhtiyay 2 askari oo murtadiin ah, halka ay sidoo kalena ku dhaawacmeen 2 kale oo murtadiin.
Qaraxan ka dhacay degmada Afgooye ayaa kusoo beegmaya xilli saacadihii lasoo dhaafay ay ciidanka mujaahidiintu weerar madaafiic loo adeegsaday ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Riddada ay ka deganyihiin deegaanka Cali Axmed ee dhaca degmada Aadan Yabaal ee wilaayada Sh/dhexe, halkaas oo khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay Riddada.