Waraysi gaar ah oo uu bixiyay Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabo-kutukade waaliga wilaayada islaamiga ee Sh/dhexe ayuu kaga hadlay isbaarooyinka xad-dhaafka ah ee ay murtadiintu dhigteen deegaannada ay wilaalayaasi kaga sugan tahay kooxda Riddada Soomaaliya.
Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise oo wareysigan gaarka ah siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in isbaarooyinka iyo xukuumadda Riddada ah ay yihiin laboaan kala maarmin, Sheekha ayaa sidoo kale xusay in kooxda Riddada ah ay qudheedhu tahay isbaaro loo dhigtay shareecada Islaamka iyo ku dhaqankeeda.