Xafiiska warfaafinta ee mujaahidiinta ayaa faafiyay sawirrada bakhtiyada maleeshiyaad murtadiin ah oo maanta lagu dilay weerar kamiin ah oo ka dhacay inta u dhaxayso degmooyinka Xudur iyo Waajid oo ka tirsan Bakool, halkaas oo lagu dilay ugu yaraan 2 askari oo murtadiin ah.
Sawirrada uu faafiyay maktabka warfaafinta waa bakhtiyada labada askari ee ay maanta ciidamada mujaahidiintu ku dileen weerarkii kamiinkii ahaa ee ka dhacay duleedka Waajid waxaana bakhtiyada maleeshiyaadkan halka lagu soo bandhigayay usoo daawasho tagay boqollaal muslimiin ah si ay ugu indho qabowsadaan.