Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey maalmo ka hor si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta deegaanka Baardheere oo ku yaala duleedka magaalada Beledweyne ee bariga Wilaayada Hiiraan.
Maxamuud Sheekh Axmed Tooshoow oo ka mid ah wariyaasha Idaacada Islaamiga Al-andalus oo booqday deegaanka Baardheere ayaa deegaanka Baardheere ka diyaariyay warbixin maqal iyo muuqaal ah uu kaga hadlaya xaalada deegaanka Baardheere.
Bulshada ku dhaqan deegaanka Baardheere oo la hadlay Idaacada Islaamiga Al-andalus ayaa qiray iney soo dhaweynayaan la wareegida Shabaabul Mujaahidiin ee deegaanka Baardheere, Waxeyna intaasi raaciyeen in hadda ay heystaan amni ballaaran.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Bulshada Deegaanka Baardheere Ee Duleedka Beledweyne.
Halkan Ka Daawo Warbixin Muuqaal Ah Oo Wariye Tooshoow Kaga Hadlaya Xaalada Baardheere.
Calamada.com
Calamada.net