Ciidamada guutada qaraxyada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Banaadir waxay howlgal qarax la beegsadeen Bar Control oo laga ilaaliyo xarunta Wazaaradda Gaashaandhiga Riddada ee magaalada Muqdisho, jugta qaraxaan ayaana si wayn looga maqlay xaafado ka titsan Muqdisho.
Dhanka kale howlgal qorshaysan oo ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen suuqa weyn ee degmada Wadajir ee Xamar waxay ku khaarajiyeen murtad lagu magacaabi jiray Maxamed Wehliye oo ka tirsanaa maleeshiyaadka murtadiinta gaar ahaan qeybta Minishiibiyada.
Dadka shacabka ah ee ku dhaqan Muqdisho ayuu aad u dhibi jiray askarigan murtadka ah ee ay mujaahidiintu dileen isagoo si gaar ah caan ugu ahaa dhibaateynta ganacsatada suuqa weyn ee degmada Wadajir iyo guud ahaan bulshada ku dhaqan degmadaas, howlgalkan ayaana qayb ka ah howlgallada gaarka ah ee ay mujaahidiintu ku beegsanayaan madaxda iyo maleeshiyaadka murtadiinta.