Sheekh Fu’aad Muxammad Khalaf oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah ayaa ka hadlay weerarkii aad u xoogganaa ee ay ciidamada mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhiggii ciidamada kuffaarta Yugaandha ee degmada Buulo-mareer ee ka tirsan wilaayada Sh/hoose.
Sheekha oo boqollaal muslimiin ah kula hadlayay mid ka mid ah masaajidda wilaayaadka islaamiga ah ayaa dareen farxadeed kusoo dhaweeyay howlgalkii aad u xooggaanaa ee ay mujaahidiintu kusoo afjareen saliibiyiintii Uganda ee duullaanka ku haystay degmada Buulo-mareer, Sheekha ayaa sidoo kale farriin adag u diray xabashida Itoobiya ee qorsheynayso duullaankeeda cusub ee Soomaaliya.