Idaacadda Andalus ayaa booqasho rasmi ah ku gaartay magaalada Buulo-mareer ee ka tirsan wilaayada Sh/hoose, ka dib markii maalin ka hor magaaladaasi laga xoreeyay saliibiyiinta Yugaandha oo 9 sano ka hor magaaladaas duulalan saliibi ah kusoo gashay, balse 9 sanno ka dib duullaan barakaysan oo jihaadi ah looga fara maroojiyay magaalada.
Wariye Bashiir Muxiyadiin Abuu Ayman oo ka mid ah wariyeyaasha idaacadda islaamiga ah ee Andalus ayaa gaaray magaaladan, isagoo ka warbixiyay socdaalka bahda idaacadda ee Buulo-mareer oo 9 sanno ka dib maanta Allaah fadligii xor ah lagana dulqaaday gumeysigii Yugaandha.
Halkan Ka Dhagayso Walaalka Ismaaciil Salaad Oo Waraystay Walaalka Bashiir Abuu Ayman.