Weerarkii aroornimo ee ay saaka ciidamada mujaahidiintu cagta ku mariyeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta ee deegaanka Masagawaay si xunna loogu jabiyay maleeshiyaadka Riddada waxay mujaahidiintu ku qabteen dhowr askar oo maxaabiis ah, kuwaas oo goobta dagaalka lagu qabtay.
Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay waraysi la yeelatay maxbuus Siid Cali oo ka mid ahaa maxabiista ay gacanta ku dhigeen ciidamada mujaahidiinta intii lagu guda jiray howlgalkii cagta lagu marinayay saldhigga Ridada.
Murtadkan ayaa ka mid ahaa maleeshiyaadkii Riddada ee lagu soo tabobaray dalka Eritrea ayna ku faanaysay kooxda Riddada Soomaaliya balse maanta waxa uu ka mid noqday askar dhowr ah oo ay mujaahidiintu gacanta ku dhigeen ka dib markii la laayay saaxiibadiisa.