Mid ka mid ah ragga inqimaasiyiinta ah ee howlgalka culus ka wada xarunta Pearl Beach degmada Cabdicasiis ee magaalada Muqdisho, ayaa fariin adag kasoo diray gudaha xarunta ay howlgalka ka wadaan halkaas oo ay caawa ku beegsadeen saraakiil iyo madax murtadiin ah oo halkaas ka cawaynayay.
Walaalkan Inqimaasiga ah ayaa marka hore muslimiinta ugu bishaareeyay inay howlgal culus ku galeen xarun ay ku cawaynayeen madaxda murtadiinta laguna faafiyo fisqiga iyo fasaadka. waxa uu walaalka xaqiijiyay inay la wareegen gacan ku haynta xarunta ayna gumaad ba’an u gaysanayaan xubnaha murtadiinta.
Walaalka ayaa sidoo kale sheegay in howlgalka uu ku billowday camaliyad Istish-haadi ah oo uu fuliyay walaal ragga Istish-haadiyiinta ah ka tirsan, ka dibna ay gudaha u galeen ayna la xisaabtamayaan madaxda iyo saraakiisha kooxda Riddada, maydadka uu dul taagan yahay ayuu sharaxaad ka bixiyay. waxa uu sidoo kale farriin adag u diray madaxda Riddada.