Inqimaasigii labaad oo ka tirsan ciidanka mujaahidiinta ee caawa howlgalka culus ka wada magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa fariin kasoo diray gudaha furinta dagaalka xarunta Pearal Beach ee Muqdisho, halkaas oo ay ku caweeyaan saraakiil ka tirsan kooxda Riddada ah, kuwaas oo kaalin weyn ku leh dagaalka ka dhanka ah shareecada Islaamka iyo boobka dhaqaalaha Ummada Soomaaliyeed ee Muslimka ah.
Walaalka labaad ee Inqimaasiga ah oo isagoo ku jira howlgalka haddana warbaahinta islaamiga warbixin ka siinayay qaabka uu u socda howlgalka ayaa sheegay in howlgalka uu u socdo si habsami leh, ayna wadaan toogashooyin ka dhan ah murtadiinta.
Halkan ka Dhagayso Farriinta Walaalka Labaad Ee Inqimaasiga Ah.